Shaqaa ku socoto qeybta wax galint, raali noqda



[ ] [ ]
[ ] [ ]

Raadi y:

: Tue 07/8/08 10:06PM
: Jabriil
: kalle@gmail.com

: Ururka Shayaadiinta Soomaaliyeed

1. C/Yuusuuf, Dhabdhilif Lambar 1
2. Geedi
3. Aadan madoobe
4. Gacmadheere
5. Darwiish
6. Salaad Cali Jeelle: (Ceebeey tacaal)


Maxamed Qanyare Afrax
Muuse Suudi alaxow
Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed dheere)
Cumar Maxamud Maxamed (Filish)
Bootaan Ciise Caalin
Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
Bashiir Raage shiiraar
Cabdirashiid Shire Ilqeyte
Cabdi Nuure Siyaad
Cabdishukri Cali Xirsi
Ciise Cisman Cali.


--------------------------


Iimaanlaawayaasha Afka Soomaaliga ku hadla ee Arliga Soomaaliyeed ku soo Hoggaamiyey Cadawga soo Jireenka ah ee Boqollaalka sano ku Taamayey Miciyahana u afeysanayey in mar uun uu ka cadgoosto Shacabkeenna Muslimka ah ee horay uga quusiyey Damaciisii ahaa in mar uun uu Dalka Soomaaliya Gacanta ku Dhigo kana faa'iideysto Qeyraadka Badda iyo Berrigaba leh ee uu Ilaaheey ku Manneystay Taariikhda Madoow ee Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeedba ay u horseedeen, Weligeed lama Halmaami doono.

Gumeyste walba oo Dal Madax banaan ku soo duula waxaa caado u ah in uu ku Adeegto qaar Caadaqaatayaal ah oo Bulshadaas lagu soo duulay ka tirsan, Waxana Taariiikhdu ay ina bartay in Dabadhilifyada uu Gumeystuhu u xusho inuu ku adeegto ay yihiin kuwa Bulshadaas ugu Damiirka xun, ugu Aqoonta daran, Ugu Damaca Qallafsan, Uguna Doqonsan, Adigoo ka Dheehan kara Kuwa Soomaalida ah ee Cadawga Tigreega ah ku caawinaya Kufsiga Gabdhahooda, Gowraca, Aabayaashood, iyo Xasuuqa kuwa ay u isir sheeganayaan.

Kuwa Gumeystaha la shaqeeya waxa badan in Bahdilaad aad u qallafsan uu Gumeystuhu ku sameeyo si markaas aysan Dabadhilifyadu marnaba ugu dhiiran ineey ka hoos baxaan Gumeystahaas ay u adeegayaan, Waxa sidoo kale aad looga fogeeyaa Diintooda haddiiba ay Diin haystaan si Markaa uusan u jirin Xad Xumaanaha la farayo ka celiya.

Halgamayaasha Adduunka ugu Caansan ee qaarkood la soo diriray Gumeystayaashii Dunida ugu Xoogga badnaa ayaa Falsafaddoodu waxay ku saleysneyd in marka hore inta aanan Gumeystaha la gaarin Gumeystekalkaalaha la u gaarsado, si markaa uu Cadawgu u waayo cid uu iska soo hormariyo oo u sahmisa Dhulka Gumeystahaasi uu qabsaday oo uusan kala Aqoonin.

Tusaale ahaan haddaan u soo qaadanno Ugaarsiga ay Xoogagga dib u xoreyntu ku dabargooynayaan Shaqaalaha Gumeystaha Tigreega ah waxay keentay ineey kala yaacaan dabadhilifyadii u soo kala hormarayey la shaqeynta Gumeysiga, Qaas ahaan Magaalada Muqdisho kuwii ku sugnaa, Taas oo ugu dambeyntii keentay in Tigreegii sannad ka hor Muqdisho soo galay maanta Jabkii ugu weynaa uu kala kulmo Caasimadda, Xerooyinkoodiina loogu galo oo laga soo qaniimeeysto Hubkii ay ku Gumaadayeen Bulshada Soomaaliyeed.

Guntii iyo gebagabadii waxaa Habboon in Fardaha uu Gumeysigu saaran yahay la Boqna gooyo haddii la doonayo in Cadawgu uu dhulka soo dhoco.

: Tue 07/8/08 12:36PM
: Abdiqani Dahir
: abdiqanidahir@hotmail.co.uk

: waxa weeye fikradeeda waa in ay somalida heshiishaa ay ka tashataa ayheeda mustaqbalka waa in ay iska daafacaan cadowga umada soomaaliyeed waaye xalka somaaliya somaliaya waaa in laga saaraa cadowga soo jireenka ee itopiya somaali soomaali baa leh

: Mon 07/7/08 8:45PM
: Abdi fatah mohmud aseyr
: allceeldheer@hotmail.com

: As/c waraxmatullaahi wabarakaatu salaan ka dib hadii aan fikirkeyga ka dhiibto halkan waxaan oran lahaa xalka somalia wuxuu awalan ku jiraa in ay kabaxaan iskana casilaan madax isku sheegayaasha xasuuqay dalka kadibna ay maxkamadaha u shaqeyan sidii hore si ka bedelan oo nidaamsan hadalkeyga oo u dhigma mesha wax DFKM layirahdo inaysan jirin maxkamadahana ay ka baxeen mesha oo uu xalku gacanta u galay shisheeye marka haloo sii daayo Maxkamadaha iyagaa xalkeena ku jioraaye.

: Fri 05/30/08 5:20PM
: tarabi
: tarabi15@hotmail.com

: Marka hore asalaamu caleeykum waxaan arkey page aqriyayna waxaana layaabay fikradaha qaar ay dadka kasoo yiraahdeen xalka somaliya dhabta marka loo hadla xaqiiqdana aan leeska indhatirin somaliya waxa ku dhacay waa wax aan ku kasbanay gacmahanaga so yaanan dhihib masiiba ayaa ina heeysata ilaaheey umad ma, fidneeya ilaa ay ayaga layimaadeen maxasuusataan ikhwaanii fillaah markaan isu dili jirney dhiigeenana u daadin jirnay anagoo ku hadaaqeeyna waa laan gaab iyo waa laan dheer dhanka kale culumaa udiinkii laga rabay inay u wacdiyeen shabaabka soomaaliyeed ee isku leeynaaya nasiib xuma waxaa ay noqdeen laba kuwo taageeraaya q*****ka ay kasoo jeedaan tiknikada q*****kiisana qur,aan ku aqriyaya kuwa kalana waxaa ay ahaayeen kuwo ku dhex jirey waxaan loo joogin bidca aan meel leheen ayagoo si kalena oo ka dubay sida ay sunada inagu soo gaatey u fasirtey cilmiga.
hadaba waxba yaanan is eedeedine qof walboo islaam ah somalinimana ku jirta jecelna inuu u halgama wadankiisa xalka waxaa uu yaalaa ama ku qoranyahay kitaabka qur,aanka kariimka uu RABUL CIZAA inoo hibeeyey bal kawarama aragteene kuwo caabudaaya dhgxaanta, kuwa caabudaaya qoraxda kuwo caabudaaya asnaamta i.w.m.
Dadka qaar ayaa waxaa ay eedeeyma usoo jeediyeen maxaakiimta islaamka dadka qaarna waxaa ay eedeeyeen dowlada so aniga waxaan dhihi lahaa fikirkeeyga aan wada taageerna kan dhahaaya ama utaagan inuu wax ku xakuma kitaabka anagoo daahna naga saarneen labada farqi ee ku loolamaaya wadanka si walba arinku ha,ahaadee ilaaheey wadanka maslaxa wanaagsan ha,inoo dhiga rabina hana siiya dowlad caadil ah oo ku xakunta kitaabka qur,aanka kariimka.

Mar un islaamka waa ka guuleeysan gaalada inshaa,allaah wasalaamu caleeykum


tarabi : oops : :idea: :idea:

: Sun 05/25/08 4:58PM
: nadar
: nadar144@hotmail.com

: asc dhamantiin marka hore
salan kadib aniga rayi ahaan somalia waxaa hesataa dhibato aad uculus oo qof ahmiyad siiyanah aan hesaan oo shacabkaa wax unaxo aan ilaa hyada lahelin hanoqodaan dowlada ama maxakimtaa aniga waxaan xaal uu arki lahaa in nimankaa isku hayo somlia eey ka tanasulaan qabyalada markaas kadib ayaa xal lahelikaraa somalia dan qoof uwadaa majidhaan maxakim haa ahadaan ama dawlada ha ahadanee waayo hadeey hadeey nimankaa iskuhayo somalia unaxayaan waxeey danlaahyeen rabshadaha eey wadanka kawadaan nin walba oo somalia qabqable ka aah hanoqdaan dowlada iyo maxakimtaba ciyalkooda waxeey kuwada raxesanayaan wadamada nabadaa aah iyaganah dad meel uu qaxaan laa oo masakiin aah beey guryahodaa kagurayaan waxaan dhahilahaa ilaheey kayabaa oo unoqdaa xaga ale iskana dayaa qabyaladaa iyo waxaa kujidhaan somaliyeey hadaan isfahmilaheen ethopian nooma imadeen ee anaaga kacmehena kukensanay wana lasarikaraa hadii qabyalada laa ilawo oo qof walba usoo jesto wadankisa suu wax ugu qaban lahaa intaas weyaan rayigeygaa wsc

: Wed 05/21/08 5:11PM
: calinaasir
: calinaasir@somaliland.com

: fikaradeydu waxay tahay in wax heshiis aan lala gelin calooshood u shaqeystayaasha iyo cadowga dalka qabsaday midna ee lala dagaalamo.
inta dalka ey ku sugan yhiin suuro galba maahan in wax wanaagsanaadaan maadaama caasimaddii soomaaliya ee muqdishow ahayd la keenay cadowgii laga yureynayey muddo dheer oo xabshi ah tan kale ayaa ah in dadka q*****eysan ee cadowga iyo dhabadhilifka ku taageeraya waxaan isku nahay q***** oo odaygii ayaa nooga dhex jiroo madax u ah wax loo sheego oo la fahamsiiyo haddey diidaanna aan loo kala qaadin ee isku saf laga dhigo isku jidna la mariyo dadku hadda meeshii ugu dambeysay ayey ka mareysaa mardhowna waaba la helayaa xalka haddii alle yiraahdo dadka moodaya in soomaaliya isku raaci karto xabashkoo fadhiya waa mid la isaga qarway marna ma dheceyso xabshkani dadki ayuu naga laayey oo guryihii ayuu burburiyey wanaag nooma sameyn annaguna u sameyma doonno haddii alle yiraahdo.
bal isweydiiya kuwa iney nadiifka yihiin sheegtoow ee q***** in lagu diidaya shaaga dowladda xaaraanta ah maxay xabshidu soo kordhisay oo aan ahayn in lalaayo shacbi soomaliyeed muslimna ah? xamar sidee ahaay xilligii xabshida ka hor? ma waxaad leeday waa kuwii laayey dadkeygii 1992kiiye hala laayo? mase kula tahay haddii la laayo inuu ku hilmaamayo? waa uu kaa aarsan karaa la soco dadka degan dowlada aan dariska nahay ee somaliland wax soomaalinimada ka saaray oo ey u neceen waa dartine ogaada innana sidoo kale ayaan idiin nacnay soomaali.
u maleymaayo in inta dilka qof xal ku jiro xal la helaayo.

macasalaamo.

: Thu 05/15/08 2:45PM
: maxamud
: musdafa6666@hotmail.com

: waxaytahay fikradaydu sidaan cadoga haysta dalka soomaaliya uga saari karnaa
sideese loogu baari karaa umada soomaaliyeee nabad ay ku nastaa waa aydaalene waxaan leeyahay qokasta oo fikrad hayo sidaydoon taba ha ahaatee ha soo gubiyo waxaa laga yaabaa in ilaah waa fajiyo xaqee hadba walaalayaal yaan lala xishoon fikradaha waxaan ogahay in qof soomaali ah oo iga fikrad yar uu san jirin aniguna waan soo gudbiyay wasc wr wb

hana laga raali ahaado waa maalintii iigu horaysay ee aan soo qoro qoraal sidaan ah

: Wed 05/14/08 7:23PM
: zubeyr
: zubeyrhoney@yahoo.com

: Haddaan ka hadlo fikradeeyda, marka hore waa lagama maarmaan ineey mxakamaha midoobaan si ay cadowga si wada jir ah kula dagaalamaan.
Sidoo kale aniga waxaan qabaa in Dowlad isku sheega iyo cadowga ku soo duulay wadanka aan lala galin wax wada hadal ah.
Dowlad isku sheega waxaa ku soosocota ama heysta sheekadii 3da dibi.
waayo hadda waxaad maqleysaa dadbeey itoobiyanku ka dhigeen qoryaha waxa ku xiga waa leeyska fahansanyahay, waxaanse weli layaabanahay dadka wax magaratada ah oo dadkoodii la xasuuqayo oo ka aamusan, run ahaan waxaa horey loo yiri Ushii walaal ku dhacdo gurmadkeeda adiga ayuuu kuu yaalaa.
Arrintu si kastaba ha ahaatee anigu waxaanba qabaa inaan la midoobin inta ay cadowgu ku jiraan wadanka.

: Tue 03/4/08 1:25AM
: Cali Yare
: wadanka@gmail.com

: XABSIGA WAXAAD U JIIFTAAN INAAN XORRIYAD HELNO


Rabbi ayaa mahad leh Nabad iyo Naxariis Nabi Muxamed Dushiisa ha ahaato.
Waxaan aad uga xumahay inaan dhambaalkan idiin soo qoro aniga oo ka murugeysan inaanan helin fursadda aad hesheen mid la mid ah taas oo ah inaad Xabsiga jiiftaan idinka oo Difaacaya Dal Cadow heysto dadkiisiina Xasuuq arxan daro ah ay ku socoto.

Dhiigga wadnayaashiinna ayaa ahaa Gumaca sida arxan darada ah loogu asqeeyo raacyada hore ee Cadowga Madoow, maskaxdiinna ayaa ahayd tan u shaqaysa qaab Alle ugu wada deeqin unkiisa, gacmihiinna ayaa ahaa kuwa u gargaara hooyooyinka la dilay,la barakiciyay,la kufsaday,lana bililiqaystay.

Carruur Soomaaliyeed ayaan Habeennadan, Hurdo seexan gargaarkii aad ku caawin jirteen oo ay waayeen darteed, Hospitaallo farabadan ayaa Dawo la, aan ah dadkiina geedaha ayuu hoos daadsanyahay waxay-na la,yihiin Gargaarkiinii Soomaalinnimo iyo Islaamnimo eed la garabtaag-neeydeen Habeen iyo Maalinba.

Sida uu shalay Shiiq Shariif Sh Axmed Allaha Dhowree u yiri:- "Inta Wiil Soomaaliyeed oo Qori wato uu noolyahay,Xabbaddana uu ku ridayo cadowgeenna iyo dabadhilifka la socda sharfta Soomaaliyeed
way jireysaa".

Sidaa oo kale ayaan aniguna idin leeyahay inta aad xabsiga u jiiftaan difaaca iyo jiritaanka Dalkeenna, Kuwo idinkoo kale ahna ay Soomaalida ka dhex buuxdo, Ogaada Xorriyadeennu wey jireysaa .
Geesiyaal, waxaa idin tabay Raggii iyo Dumarkii Halgan Wadaagga idin la ahaa, Waxay dareemayaan Maqnaashihiinna waxayna doonayaan inaad dib xoriyaddiina u heshaan Idin Alle .

Ku fikira inaad Xabsiga iyo Xoriyad la, aanta ku mudateen Dadaalkiinna Cadawgu qabsaday oo aad ka qiirooteen, Geesiyaal u adkeysta dhibka una Xamdi naqa Rabbi Astaahama guusha lugu yaqaanno ayaa ah in Dhiig loo daadsho, Xabsiyo loo seexdo,Duurkana loo galo.

Qoraaga Soomaliyeed C/Qaadir Orromo ayaa mar Wiilkiisa lugu dilay London waliba si xaq darro ah ayaa Abwaanku Tix gabay ah ka sameeyay arinkaa waxaana ka mid ahaa Ereyadiisii:-

Geerida Ragbaa Yiri Ruuxaan la Garan iyo Geeljireey ku roontahay, Waxaan uga Gol-leeyahay Ruux aan la garan iyo Gaalada Siloonbaa Golxan kuu afeystoo kaaga gooyay hanaqee, Gardarada la yaabka leh, Godobtaada maandhoow, Gooreey ahaataba Ragbaa dabagalayee,aniguna waxaan galo waxaan gudi karoo idil kaala gaabin maayee, Adigoon la guban Ciil godka Seexo Nabad gale.
Guulihii Na uuntana Haku Geeyo Meel Roon AAMIIIN YAA RABI........

Ugu danbeeyntii Waxaan idiin sheegayaan Walaalayaal Somaliweynta Xalaasha ah oo idil ayaa u taagan inaad Dib-xorriyaddiina u heshaan, Cadowga madoow iyo dabadhilifkooduna waxay ay la daal dhacayaan murugada iyo caloolyoowga ay ka qaadeen sida ay ugu guul dareysteen Filimkii aan atooraha lahayn ee la jilay iyo sida marka aad dhufayska ka soo baxdaan aad u baacsan doontaan, Waxaad-na ogaataan in dagaalku ka dhaxeeyo Amxaaro iyo Calooshood
u Shaqaystayaal Muuqa inooga eg iyo Soomaalida Xalaasha ah inteeda kale oo Ilaahooda kaashanaya.

Hadaad dhimataan aakhiro Jannatul Firdowza hadaad Nooshihiina Aduunyo ku noolaanada Idinka iyo Owlaadiinaba CIZI, SHARAF, IYO KARAAMO AAMIIN AAMIIN.

Walaalkiin Ahna Saxiibkiin
ALI ABDI WARDHERE(Ali Yare)
SWEDEN,STOCKHOLM.

: Fri 02/15/08 6:05PM
: maryama
: maryamacadeey@hotmail.com

: asc
walaalayaal waan idin salaamay soomaalida meel kasta ay joogaan waxaan uga digayaa
inta ay jaajoos wadan ka ku suganyahay
in ay is kaqabtaan kuwa calooshooda u shaqeestayaasha ahin ay kasaaraan maxaakiimta &kuwa wadanka iyo diintaba u dagaalamaayaan
waa dad farabadan balse waxa ii gu xun abid
ma arag ninkaas oo kale
magaciisuna waa
cfitaaxaam ahmed
waa nin xitaa xawaalada laa luushka qaata maxaayeelay waxa uu ku oranayaa war lacag keena ama websayt yada ayaan in ku qorayaa sidaa ayuu ugu han jabaa kii suna ama diin kamuuqato ninka dalka &diintaba aan wax ka garaneenin
xitaa waxa uu leeyahay websydka xogta lamagac baxay
wuxuuna goraa kayahay waaga cusub
ninkaas waa in fara kulul ay is kaga qabtaan mujaahidiinta ama islaam qof kasta oo ah
digniin digniin

>>
[ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ]



xaraash©gmail.com