Shaqaa ku socoto qeybta wax galint, raali noqda



[ ] [ ]
[ ] [ ]

Raadi y:

: Fri 02/15/08 5:27PM
: sagal
: sagalcadey@hotmail.com

: asc walalahayga muslimiinta ahoow waa idiin salaamay ugu horayntii meelaksta oo aad joogtan aniga waxaan ka soo horjeeda dowlad isku sheega waana dad rabaan in ay wadanka iibsadaan maxaa yeelay waxaa soo adeegsaday american america waxa ay naga arsanayaan midii aan ku dhignay sandkii 1993 ithopiana waxay naga arsaneesee midii aan ku dhignay 1977 waxay u tashteen in somalia nabad ay ka dhicin somalia ayey ku soo fara fiiqaayaan maxaa kiimta isalmiga waxay ku tilmaamayaan arga gixiso waxay tusayaan aduun weynaha si ay nabad uga dhicin somalia figrada aa qabo waxaa waaye in al shabaab taageraan umaada somaliyeed meelkasto oo ay joogaan si cadwgeena an iskaga qabano
viva al shabaab byyyyyyyyyyyyyyyyyyy

: Fri 02/15/08 5:11PM
: suleeqo
: suleeqolovely@hotmail.com

: asc walaalayaal fikrada aan qabo ayaa waxeey ta
hay in maxkamduhu ay ahaayeen dad wadanka si fiican uga talin jireen inta ay ku sugnaayeen caasimada soomalia ee magalada moqdisho
waa maxay maxakmado?
waa dad dalka ku dhaqayay kitaabka quraanka kariimka ah inti ay hesteen magaalad waxaa nasoo martay waqti wanagsan oo ka faa iidaysi lahaaaaa
waa maxay dowlad?
waa caaada qaatayaal soomaliyeed oo la soo gatay ooo na doonaya dalka iyo dakaba in ay iibsadaan
marka soomalida waxaan kula talin laha in ay iska qabtaan daba dhilifka ee gacan ku siiyaan sidii loo qaban lahaa caada qaatayaashaas waxaana iskaga qaban karnaa angoo midoobna
waa maxay xabashi?
xabashidu waa ku wa ka soo horjeeda kitaabka iyo sunada nabika (scw) wxay na donayaan in ay baabi iyaan kitaabka alle
waxay kale oo ay doonayaan in ay soomalia midoobin oo ay iska gumaystaan waligood
mana ka yeeli doona midas wana iska dhicineena insha allah inta ay noo noolyihiin al shabaab
viva maxkamadaha islaamiga ee soomaaliyeed

: Sun 02/10/08 2:33AM
: wiil_bucaadwayn
: wauna_@hotmail.com

: walaalayal waan idin salaamay salaan kadib aniga waxaan qabaa xalka Somaliya waxuu ku jiraa iyada oo kitabka Alle lagu dhaqmo marka sidaa daradeed waxaan qaba kitabka ALLe raga sida fiican inoogu hogamin kara in ay yihiin AL-shabaab waana raga amxaara naga sarikara!!!!!!!!!!!!!!

: Wed 12/26/07 3:29PM
: C/Salaam
: salaan@gmail.com

: ASC

Aniga waxaan aaminsanahay in xalka Soomaali weyn & dhamaan wadamadda muslimka uu ku jiro kitaabka ale. Waxaan kale oo aan aaminsanahay hadii maxkamaddaha eey Somalia loo sii deyn lahaa maanta baraare ayaan ku noolaan laheen.

Waxaan ilaahey ka baryayaa in qabyaalada & gumetsiga naga dul qaado

VIVA MAXKAMADDAHA ISLAAMKA EE SOOMAALIYEED

: Tue 12/25/07 7:29PM
: shaafi
: mashma-gataa@hotmail.com

: xalka wuxuu ku jiraa golaha maxaakiimta islaamka ah waayo kitaabka allah oo la isku xukumo ma jiraan waayo soo maali kaas uun baa mideynkara hadaan nahay muslimiin maxakamadda waxa ay qabteen ma ahan wax indhaha laga qarsan karo dhab ahaantii taasina waxay ku timid kitaabka alle oo la isku xukumo.

: Tue 12/18/07 3:28PM
: waw
: waw@yahoo.se

: waw dowlda cadi maha kakakaa

: Mon 12/17/07 5:38PM
: xassan
: doono_dad@hotmail.com

: Afkaada caano lagu qabay, sxb maxamed hory ayaan u aragnay meesha danta ku jirto, maxkamaduhu waxay doonaayeen waxay ahayd in waddanka ay amnigiisa sugaan kaddibna dowlad ku wareejiyaan,waan ka xumahay iney heerkaan xun maraayo waddanka.

Cayroow_3 waxaan kuleeyahay sida aad sheegatay oo magacaaga laga fahmooyo ceyrbaad katahay caqliga, ee ummad ama fikir(Idiology) lama ciribtirikaro ee taa ha hilmaaminhee mr cayroow :lol:

: Mon 12/17/07 5:31PM
: mohamed
: moh_1980@hotmail.com

: War heedhe ina adeer
Maxkamaduhu waxay qabteen la`arag, dowladdu waxayqabatayna la`arag, marka bal isbarbardhiga oo adinka un isu jawaaba danta & xalka soomaali suu ku jiro.
see waaye salla calee ma been baaynu isu sheegnaa.

mahadsanidiin

: Fri 12/14/07 11:41PM
: KHALIIF
: ceyroow3@hotmail.com

: SALAANTA ISLAAMKA KA DIB
XALKA WUXUU KU JIRAA IN LA CIRIBTIRO WAXA LAGU MAGACAABO MIDOWGA MAXKAMADAHA SI LOO HELO DOWLAD SOOMAALIYEED SABABTOO AH
WAXAAN TUSAALE USHEEGI KARAA.
DOWLADA WAA LA BADELI KARAA WAQTIGEDII WAA DHAMAAN KARAA DOWLAD KALE AYAA IMAN KARTA
WAA QOFKII DOWLADNIMO RABO.
LAAKIIN
MIDOW MAXKAMADO WAA QABIIL QABIILNA MALAHA
MEEL UU KU DHAMAADO AMA LAGU BADELI KARO AMA WAQTI LOO QABAN KARO SIDAA DARTEED QABIIL WAAN SOO ARAGNAY 17/SANO WIXII UU FAA,IIDO LEEYAHAY IYO QASAARO MARAKA HALA TEEGEERO DOWLADA KUMEELGAARKA AH WAA HADII DADKU RABAAN DOWLADNIMO HAII AY DHALIIL JIRTO DOWLADA WAA LA BADALI KARAA AMA WAQTI AYEY LEEDAHAY SIDAA AYEY DANTA UMADA SOOMAALIYEED KU JIRTAA.MAHADSANIDIIN

: Mon 12/10/07 1:02AM
: maaweelo
: shaarkeey2@yahoo.com

: Saalaamu calaykum aad ayaan marka hore uga mahad celinyaa walaalha furay mawducaan oo ah muhim, maxaa yeelay in lawada hadlo oo fikrad la isi hdaafado xalkaa ku jira, sababtoo ah hadaan iska fadhino cidnoo maqan ayaan jirin, hadaan u soo noqdo mawduuca uu walaalkeen soo ban dhigay ee ah maxay maxkamaduhu u samaysmeen markii dawlad lahelay, intee jireen ka hor intii la iscunaayay, jawaabta aan haysataa ee aan rabo inaan ku jawaabo marka hore waa xujo marka labaadna waa suuaal, marka hore ukunta iyo digaaga yaa horeeyay oo dunidaan yimid, micnihii ukuntaa horaysay hadaad tiraahdo suu'aashu waa awayay digaagii dhalay sidee uga horay kartaa, hadaad tirahdo digaagaa horeeyayna suu'aashu waa yaa dhalay ukuntay ka soo dhexbaxday digaagu, marka hadalaka aan uga gonleeyahay waa maxaakimtu maxay ugu salidmeen dawlada, dawladuse maxay ugu salidmantay maxaakimta, taas waxaan ula jeedaa, maxaakim majirin oo dawladaa horaysay dawlad la'aana waa nadilootay aad ayaan ugu riyaaqaynay inay timaado dawlad kaliidata xataa tii aan ridnay ee maxamed siyaad, balse dawladii waa shaqayn wayday ayadon aysan jirin maxaakim, waxayna ka shaqayn wayday dagaal oo gayaal ay ushidnayd magaalada xamar oo ay caawin jirtay ethopia iyo maraykan, sidaa darteed dawladii meel ay cag dhigto waa wayday oo marba gobal ayay u guurtaa o rajo kama qabin xamar inay timaado, cid lahayd xamr ayaan gaynaynaana majirin ha ahato amaxaaro ama maraynkanbee, maxaa yeelay markii uu danbaysay waxaa laga soo cayriyay dawlada jowhar oo kolay wixii aflagaado laga soo daba tuuray madaxwaynahana taariikhday ku qorantahay, ilahay waxa ukeenay marka ukunii maan dhahnaa hada mise digaagii, maxkamadihii aan ka wadaaye oo xamartiii bahala galenka ahadyd oo abeesooyinka lagu korin jiray, kasaareen, hadaba suu'aalaha aan qabo waa :
1- maxaa keenay in dawladu cabaado oo ay tiraahdo arga gixisaa timid, markii loo sifeeyay meeshii ay gali la'ayd, meeshii ay uga mahad celin lahayd dhiilna ay la gali lahayd, taasi waxay keentaan filaa saxan saxan ku gud saana saan ku gud.
2- sidee ku heshiiyeen cadawyadii shalay is canaayay oo taariikha ugu jirtay inay isku yimaadeen mise waal laisku keenay xoog ahaan, tol xalku sidee ku yimid.
3- magaaladii dawlad iska daaye uy islaantii caanoolaydu ka cabaaday intii ay dhibkaas ku jirtay ciidamo shisheeye looma baahane maxaa maanta oo nabad laga dhigay loogu bahday mise waa sida kalee nabad looma rabin oo nadaa la la diriraa ee hadafku, maxaakimta maahayn.
4- tan ugu danbaysa oo aan ku raacsanahay walaalka soo bandhigay arintaan waa maxaakimtu ma waxay ahaayeen xukun doon mise dad ayay dhibaato ka qaadayeen.


<<>>
[ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ]



xaraash©gmail.com