Shaqaa ku socoto qeybta wax galint, raali noqda

[ ] [ ]
[ ] [ ]

Raadi y:

: Fri 12/7/07 3:21PM
: aqoonyahan
: aqpolice@hotmail.com

: maxkamadaha maxay u imaan waayeen ka hir inta aan dowlada la soo dhisin?
waxaan kawadaa anagu muslim baan aheen waligeen maxay maxkamaduhu isku abaabuliwaayeen?

anigu aragtidaydu waa dowlad did doonaya inuu diinta ku marmarsiinaya ayaan u arkaa.

hadii aan mucaarad joogto aan ahaano goormaa dowlad helaanaa.

markii ayaan nala qalday oo dowladi nalaga ridey ayadoo aan naloo dhisin tii badili laheed.

anigu waxaan qabaa waxaa wax diido ninkii doorosho leh sida shah ma rabo kafee aan rabaa waa la gartey laakiin meeshaan wax yaalo maba leh maxaa diidaa ama ogalaataa.

dowlad xun dowlad la aan bay dhaantaa. anagu ma aan soo dooron laakiin ragii meesha noojoogay baa noo soo dortey.

We love our government. we hate aimless and warlords.

: Fri 12/7/07 3:18PM

: Sun 11/18/07 9:44PM
: Hanad
: AJAVZ@HOTMAIL.COM

: s,w,w, RAYIGEEGA

: Sun 11/18/07 11:47AM
: maxamed aadan
: shaahi_1@hotmail.com

: walaalayaal waxaan ku halayo waa soomaalinimo ee ma ahan q***** ama jega doon laakiin jawaabta aan ku cabiriro aragtidayda walaalayaal soomaali dhamaanteed waa xigaalo siman xagkasta isku seegimayno xigtaynu nahay xinif haday nakala gaartay dhoorkii xagaa eetagay haloo xaajoodo xaslooni iyo wanaag warxaasidbaa jira aanan rabin xoorka inaan dhanaa war xaasidbaa jira aan rabin xeegada inaan helnaa xaasidbaa jira xafiiltan wadoo xarkaha kala furaayoo uxamaala cadowgoo xurnimaba rabinhadaba soomaaliyay xalkeenu waa kitaabka alle kaas ayaan kuwalaaloobi karnaa hadiikale weligeen sidaan ay6aan ahaan doonaa ilaahay ha ina waafajiyo dowlad cadaalada iyo amaanada shacab keeda dhowrta naguna xukunta kitaabka ale shacabkuna dhaliil baan usoo jeedinayaa walaaliyaal ruux walba oo madax baan ahay idin yiraahda caleemo qooyan ayaad ulushaan xitaa itoobiya kala sooca xaqa iyo baadilka iskuna naxriista waa intaasoo ilaahay inoo naxariistee

: Wed 11/14/07 11:31AM
: BillGates
: bill@gates.com

: 51fc73fba80ec34e501bcb628cbe43f9

: Thu 10/25/07 4:53PM
: Cabdi Allow
: xared@hotmail.com

: waan idiin salaamay dhamaantiin.
Aniga fikirkeyga waxay ila tahay sida kali ah xaal ku imaan karo marka ay heshiiyaan
sedex q***** oo Soomaali kamid ah
1)Isaaq
3)Majeerteen
2)Habargidir

waxaana dhihi karaa asalka dhibaatada Soomaalida 87% ayaagaa kamas,uul ah
imaashahii Gumeystayaashii reer yurub
dhicitaankii Dowdladdii siyaad
dhibaatadii 16 sano
Ethopianka hadda jooga
qabyaaladda sii xoogeysaneysa.
marka aay intaas sidii maalinttii 1960 ay wada jir uskuugu iloobaan dhibaatada qabyaadda kadhaxeysa oo aan macno iyo hori mar midna usameyneynin ayaa laheli karaa xaal.
waana idiin salaamay.

: Thu 10/4/07 9:28PM
: Abdirahman osman Gaas
: gaas@mamalink.org

: aniga waxa ay ilatahay xalku waxa uu ku jiraa in gumaystaha aynu iska saarno nooc kasta ha yeeshee oo ianagoon soomaali khaliya ah samaysano dawlad dunidana u sheegna in la inoo kala baxo kedibna samayna dawlad soomaaliyeed inaga oo marayna jidkii jamhuuriyada soomaaliland martay oo kale una caqli cleina cidkasta oo shaki ka qabta soomaalinimo da qofkastana u tix gelina fikariisa aqoonsi buuxdana siina SOOMALILAND kedibna kala wada bugsana 10 sano ka bacdina isu xulafaysana soomaalinimo oo u midawna danaha guud ee soomalinimada sida reer yurub kii is layayba ay u midoobeen markii ay is aqoonsadeen

: Sun 09/30/07 4:24PM
: Hassan Shekhnur
: Hsnshnur@yahoo.com

: Scm, salaan ka dib hadaan aragtideyda aan ka dhiibto xalka soomaaliya halka laga raadinaayo wuxuu ku jiraa in laga taqaluso gumeysiga dalka qabsaday iyo inta nagu soo hogaamisey iyo dhamaan wixii lagu maga caabi jirey hogaamiye kooxeed ee weli dalka jooga ama dibada ku maqan waa in lataageeraa xaq udirika soomaaliyeed ee u istaagey sidi dalka looga xoreyn lahaa gumeysiga soo jireenka ahaa.

: Wed 09/12/07 9:02PM
: Maxmed xussein
: guusha@hotmail.com

: “Diidnayey Ogoow dalkyaga ninkii doonayayoow, inuu duudsiyo raboow, inagu diidnayey ogoow. Ninkii dilay walaalkaay inana waa noo danleeyehay daqarbaa gari doonee , soomalaay daya“

Shaki badani iigama jiro in soomaaliya ay ku dhacday hadaan jiritaankeeda qatar ku ah aad u hoseeysa oo ay adagtahay in dib looga soo saaro inta jiilka maanta joogaahi nool yihiin . waxaa is biirsaday fikirkii q*****ka ee lagu hoday soomaliya, kii argagixisada ee lagu hoday islaamka ee reer galbeedku salka u yihiin iyo kii cadowga itoobiya oo in ka badan 700 sano ku taamayey in soomaliya uu maalin ka tali doono. Miyaa soomaliya looga saari karaa dagaalka qabaailka gilgishay iyo kan wadaada oo kaliya mise waxaa loo baahan yahay waji kaa ka duwan oo siyaasadeed oo mideeya xoogaga kala fikirka duwan ee cadowga ka soo horjeeda soomaliya loo bandhigo.

Siyaasada Diinta iyo Qabiilka !

Waxaa inta badan la isku raacsan yahay in salka dhibaatada soomaliya hoday ee ay u lumiyeen dalkoodii ay tahay cudurka q***** ee la siyaasadeeyey, ee loo isticmaalay in lagu fuliyo dano q***** oo meel ay ku dhamaan doonto aanay qof garanayn. Waxaa uu cadowga itoobiya hore u hantiyey goboladii waqooyi iyo bari , isagoo ku beer laxawsaday in ay yihiin dad xor ah oo nabadi ka jirto uuna doonayo inuu la sameeysato wada shaqayn ganacsi maadaama dhulkaasi nabad yahay, waxaa maanta rafadkii ugu danbeeyey ku jira muqdisho oo kaliya oo ah meesha wax dhaqdhaqaaq iska cabin ka jiraan dalka gudihiisa, oo dagaal diimeed mid wadanimo intaba ka jiro si looga saaro cadowga soomaliyeed dhulkii hooyo. Waxaa ay ila tahay in dadkaas dagaalmaya ay inaga mudan yahay in lala garab istaago taageero, niyadeed mid dhaqaale iyo mid ciidan intaba , si cadowga dalka looga xoreeyo “ soomali dadkeedaa leh , kana talin kara “ waxaa unkamaya guddiga midnamada h***** ee uu Hogaamiyo dhaqameed aan siyaasad shuqul ku lahayeen , balse dareensan dhibaatada dalkooda cadowgu ku hayo, waxaa ay noqdeen buundadii kaliya ee fureeyd ee looga gudbayey wadaadnimada lagu istaanbeeyey shacabka reer muqdisho si loo gumaado iyo mida dhaqdhaqaq xornimodoon oo baahsan oo soomali oo dhan ka qayb qaadan karto. miyeey wadaadadu aaminsan yihhin in kaligood ay dalka ka xoreeyn karaan itoobiya ?

Jawaabtu waa maya. Waxaa loo baahan yahay in ay soomali oo dhan ay dagaalka ka qayb qaataan dalka meesha ay rabaanha ka joogaan , oo ay somaali dhisato hogaan siyaasadeed oo isku dubarida , xoogaga siyaasadeed iyo ciidan tasoo saldhig u ah sidii dalka looga saari lahaa cadowga itoobiya. Loona gaarsiin lahaa asxaab siyaasadeed oo qaranka doorasho ku soo dabaasha. Ururka midnimada beelaha h***** waxaan leeyahay ,waad mahadsan tihiin inaad ka soo baxdeen kaalintiinii markii aad si cad u hor istaagteen cadowga itoobiya iyo kuwa uu ku adeegto waxaa la joogaa waqtigii laga gudbi lahaa q***** in qaran lagu raadiyo loona gudbo in inta isku quuluubta ah ay wax soomaali u c***ami kara sameeyaan oo qaranka dib ugu soo celiya meeshii uu joogay 47 sano ka hor. Tasoo aan u arko in ay tahay waqti soomali ka lumay maadama ay dib u gashay mustacmirad kale oo ka liidata kuwii ay gobonimada ka qaadatahy. Oday somaliyeed oo ka soo jeeda Gobolada waqooyi ee soomaaliyeed baa reer koofureedku uga cawdeen in qabaailka koofurta jooga ay itoobiyaanku dhexdhexaadiyaan maanta kadib markii ay hub isugu dhiibeen, markaaasuu yiri “maadinkaaba wali wax arkay hadii aadan hada iska qaban waxaad gaari doontaan maalin in marka aad gabdho kala guursataan , ay Yardaha idiin kala qaadaan . miyaanaan ku socon fikirkaas guracan ee soomali lagu kala qaybiyey si miidkoodna aanu kan kale ula hadal si ay u gartaan maxaa inoo dan ah.

Dhaqdhaqaaqa Xoreeynta Qaranka soomaiyeed

Hadii aan mar isla garanahy in soomaliya in la xoreeyo loo baahan yahay , maadaama cadow isu baheeystay uu dalkii qabsaday , waxaa loo baahan yahay in ururkaas lagu unko iyadoo la eegayo arimo badan oo hadii aan muhimad la siin lagu fashilink karo. Oo maxaa ka mid ah :

In marka hore ururku uu soo bandhigo qorsho siyaasadeed oo dalka looga xoreeyn karo cadowga itoobiya .iyadoo aan cadowtimo loo muujinayn dowladaha garadarada ku taageersan itoobiya, iyo waxa xigaya marka cadowga dalka laga saaro.

In ururku sameeyo hogaan , dadka hogaaminiyaa ay yihiin kuwo aqoon siyaasadeed u leh cadowga ka soo horjeeda ee sedexda waji leh ( Mid argagixiso u haysta, mid dalka inuu dhaxal guuriyo u qabsaday , iyo mid soomali ah q***** , Lacag iyo awood doon cadowga ugu yeertay) . qofkaasi waa in ay aadna ay ugu dheer tahay Somali nimadu kuna yartahay ficilka q*****ku. Hadii loo baahdo, Waxaa haboon in aan laga dhigin beelaha aad isugu heeysta qaranka hogaankiisa oo intooda badan ah kuwa masuulka ka ah dhibaatada maanta ku dhacday qarankii soomaliyeed ( H&D).

In hogaanka uu noqdo , mid aan isagu meesha u iman dhaqaale kororsi iyo awood jacayl arigtidooduna ka fog tahay , xooggaa magaca oo aad maanta hesho. ( qof aan u baahnayn iinuu nolol ka dhigto siyaasada oo kaliya ee hadii howsha wadi waayo ama waqtiguusu dhmaado u leexan kara xirfadihiisa kale sida aqoonta ama ganacsiga )

In la iska ilaaliyo hadaantii siyaasadeed ee maxaakiimtu ku dhacaan , kadib markii ay kasi waaayeen inaan loo baahanayn inaad hogaan ka dhigato , qof la doondoonayo waqtigan , sidii la doono haloogu soo marmarsiyoodee wax uusan shuqul ku laheeyn . ( people who can play Political Games)

In aan leeysku qaldin laysna hoos galin qarankii soo maliyeed ee lumay iyo kuwii hore uu cadowgu u heeystay sida Soomali galbeed , tasoo hadii aan laga fiirsan keeni karta jahawareer siyaasedeed. Waxaa ay ila tahay in walaalaha soomali galbeed ay halgankooda u wataan si gooni ah oo barbar socota kan dib loogu radinayo qarankii soomaliyeed.

Guntii iyo gababadii waxaa ay sooomalida iyo dunida oo dhami isha ku haysaa waxa ka soo bixi doona halganka laba geesoodka ah ee siyaasadeed ee dibada iyo kan dhaqdhaqaaqa ciidan ee dalka gudahiisa ka jira , kuwaas oo sida la isu waafajinyo ay u baahan tahay xirfad siyaasadeed iyo hogaan saliim ah oo soomaliyeed. Kasoo noqon doona dhaqdhaqaaqii ugu horeeyey ee lagu dhisay rabitaanka shacabka somaliyeed , tasoo aan sal looga dhigin q***** in wax lagu dhisto qaran soomaliyeed, ama lagu hogaamiyo qaranka somaaliyeed. markii ugu horeesay taariikhda tan markii la aasaasay Ururkii SYL

: Wed 09/12/07 7:04PM

<<>>
[ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ]

xaraash©gmail.com